Dhiirigalin qaado, waan kula joogaa adiga halkan


Miyaad aragtay caruur yar yar markii uu aabohood geeyo koobta cayaarta si ay uciyaaraan? Isla markii ay goobta ciyaarta bilaabaan ama galaan waa ay farxayaan oo rayraynayaan oo bood boodayaan, caruur ahaan waxay taxadar la, aan usamaynayaan waxkasta oo ciyaarta la xiriira maadaaba masuul laga yahay. Magaranayaan hubaal la, aanta nolosha sababtoo ah aabohood ayaa ilaalinaya ama xanaanaynaya, si buuxda isaga ayaay u, aaminsanyihiin.

Miyayna wax cajiib ah noqon doonin inaan sidaas u noolaano - si aan u awoodno inaan siinno welwelkeenna oo dhan qof samayn doona waxa inoo wanaagsan? Miyaysan wax cajiib ah ahayn inaad si buuxda ugu raaxaysato wakhtigan sida carruurta oo aad aaminto in Aabbe na daryeeli doono?

Akhbaarta ugu weyn ayaa ah inaan gabi ahaanba awoodno! Waxaa jira aabbe aad u awood badan, wax walba og, oo jecel oo dhan, kaas oo nagu leh, " Culayskaaga igu tuur, anna waan ku nasin doonaa." Wuxuu yidhi, "Haa, waan ogahay inaad ku jirto wakhti adag, laakiin waxaad igu kalsoonaan kartaa inaan ku daryeelo." Waxa uu ku yidhi, "Dhiiranow, waan kuu joogaa."


Meelahee ayaad dhibaato iyo hubanti la'aan kula kulantaa?

  • Xiriirada gaarka ah?
  • Culays dhaqaale?
  • Arrimaha caafimaadka?

Ma doonaysaa inaad fariin noo soo dirto?

Ma doonaysaa inaad daawato muuqaalo kale?

Ma doonaysaa inaad soo dejiso Kitaabka Quduuska Ah?


Waxyaalahaas waxaan idiinkula hadlay inaad nabad igu haysataan. Dunida ayaad dhib kala kulantaan, laakiinse kalsoonaada, anaa ka adkaaday dunidaye.

  • Yooxanaa 16:33

Ii kaalaya kulligiin kuwiinna hawshaysan oo culaabaysanow, oo anigu waan idin nasin doonaa.

  • Matayos 11:28

Qalbigaaga dhammaantii Rabbiga ku aamin, Oo waxgarashadaadana ha isku hallayn. Jidadkaaga oo dhan isaga ku qiro, Oo isna waddooyinkaaguu toosin doonaa.

  • Maahmaahyadii 3:5-6