Jeceyl aan xuduud lahayn


Markaad _______, waan ku jecli doona.

Hadaad ______, waan ku jeclidoona.

Waa inaad kasbataa jacaykaygi.

Waxaan dhamanteen maqleen hadl sidaan oo kale. Lakiin, jacaylka Ciise Masiix baa kala dubin. Qaar kale waxay uga digeen inuu xiriir la yeesho dad gaar ah Waxay isaga ka dhigeysaa mid xun, laakiin ma daneeyaa qofka in ka badan muuqaalkiisa. Cidna kama xishoon, umana baahnayn inay dhammaystiraan liis hubin ah si loogu tiriyo mid u qalma jacaylkiisa. Isku mid ayaa adiga kugu ah!

Ciise shaqsi ahaan wuu kuu yaqaan. Wuxuu ogyahay awoodahaaga (qaybta naftaada ee aad ku faanto), wuuna garanayaa daciifnimadaada (qaybta aad naftaada ka rajeyneysid in qofna arki doonin). Uma baahnid inaad kasbato jacaylka Ciise-isagu horay buu kuu jecel yahay!

Ruunti, Injiilku noo sheega, Masiixu waa inoo dhintay intaynu weli dembilayaal ahayn iyo oo intaynu col la ahayn. Ilaahay inagula heshiiyey dhimashadii Wilkiisa. Isaguu noo badbadiyay xaqqeeni awgii mahaa, lakiin raxmadiise awadeed. Haddaba sideed uga jawaabi doontaa jacaylka noocan ah? Tallaabada ugu horreysa waa inaad isaga aaminto.

Maxay yihiin siyaabaha aad isku dayday inaad ku kasbato jacaylka?

  • Muuqaalka dibedda?
  • Waxqabadka tacliimeed?
  • Hanti?

Ma doonaysaa inaad fariin noo soo dirto?

Ma doonaysaa inaad daawato muuqaalo kale?

Ma doonaysaa inaad soo dejiso Kitaabka Quduuska Ah?


Waayo, Wiilka Aadanahu wuxuu u yimid inuu kii hallaabay doondoono oo badbaadiyo.

-Luukos 19:10

Laakiinse Masiixu waa inoo dhintay intaynu weli dembilayaal ahayn, oo sidaasuu Ilaah jacaylkiisii inoogu muujiyey.

-Rooma 5:8

Iyaga dhexdooda mar baynu dhammaanteen ku dhaqmi jirnay damacyada jidhkeenna, innagoo samaynayna waxyaalaha jidhka iyo maanku ay doonayaan, oo innaguna xagga dabiicadda waxaynu ka ahayn carruurtii cadhada sida dadka kale. Laakiinse Ilaaha naxariista hodanka ka ahu wuxuu inagu jeclaaday jacaylkiisa weyn, oo sidaas daraaddeed markii aynu xadgudubyadeenna ku dhimannay wuxuu inala soo noolaysiiyey Masiix. Idinku nimco baad ku badbaaddeen.

-Efesos 2:3-5

Waayo, idinku waxaad ku badbaaddeen nimco xagga rumaysadka, mana aha wax xaggiinna ka yimid, 9laakiinse waa hadiyadda Ilaah, mana aha xagga shuqullada, si aan ninna ugu faanin.

-Efesos 2:8-9

Ilaah baa Wiilkiisa keliya oo dhashay dunida u soo diray si aynu ugu noolaanno isaga, oo taasaa jacaylka Ilaah laynoogu muujiyey.

-1 Yooxanaa 4:19